afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:16 pm | Posted by

Daawo Vedio:-Fanaanada Da’da Yar Ee Nasteexo Indho Oo Wacdaro Ka Dhigtay Barnaamijka Xidigaha Ee Ka Baxa SNTV

Fanaanada da’da yar ee sanadahan laga daba dhacay Nasteexo Ciise Xirsi (Nasteexo Indho) ayaa wacdaro ka dhigtay barnaamijka xidigaha oo inta badan ka baxa Tv-ga qaranka soomaaliyeed ee SNTV,

Isagoona barnaamijkani ay inta badan kusoo qaataan wariyaasha daadihiya ama ay ku qaadaa dhigaan qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahanay fanka isla markaasna ay ku marti qaadaan fanaaniinta waa weyn ee caanka ah,

kuwa dhexe iyo kuwii dambaba. Sidoo kale barnaamijkani ayaa waxaa lagu marti qaadaa xiliyada qaarkood music-gaystayaasha kala duwan ee soomaaliyeed ee inta badan ku lifaaqa heesaha kala duwan ee ay fanaaniinta sooamaliyeed ay qaadaan music-yo dabacsan oo ay ka helaan dadku.

Hadaba isla barnaamijkani ayaa waxaa ka qayb gashay oo nasiibku u saamaxay in ay qayb qaadato fanaanada da’da yar ee Nasteexo indho, iyadoona kaga xog waran tay xiligii ay fanka soo gashay iyo waliba waxa ku dhaliyey. Wacdaraha ay Nasteexo Indho ka dhigtay barnaamijkaasi iyo waliba qaabka uu u dhacay barnaamijkaasi 

Halkan Riix oo Daawo Video-ga


Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM