Gobolo & Degmooyin ku yaala dalka Mareeykanka oo laga Qaxay, Waa maxay sababta (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Kala carar iyo is abaabul ebid kii ugu darnaa ayaa ka taagan gudaha dalka Mareeykanka ka dib markii Shacabka dalkaas loo sheegay inay ku soo wajahan tahay Dabeeysha halista ah ee loo yaqaan (Hurricane Sandy).
Dabeeshaan oo Duufaan iyo Roobab xoogan wadata waxa ay ka soo bilaabatay maalmo ka hor dalalka Cuba iyo Haiti waxeeyna dalalkaas isku dar ku soo dishay 59-Qofood.
