afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:57 am | Posted by

DAAWO;-Mid ka mid ah Laacibiinta ugu caansan Caalamka oo ku Qafiifay Xafladaha iyo Heesaha sida Live-ka(Daawo Muuqaal ahaan Xiddigaan oo kacsan )

Xiddiga Qaranka Brazil iyo kooxda Fc Santos Neymar Da Silva Santos Junior ayaa waxaa la sheegay in uu aad u jecel yahay Barnaamishyada sida tooska ah u socda ama Live-ka ah ee inta badan ay dhigaan Fanaaniita.

 

Halkaan ka Daawo Yaabkaan Neymar oo kacsan iyo Gabdho fara badan oo la yaabsan Showga Xiddigaaan

Xiddigaan ayaa iska xaadiriyo goobaha lagu caweeyo ee Diskoowyada wuxuuna ka ag dhawaadaa Fanaaniinta isaga oo la heesaya.Ciyaaryahan Naymar ayaa dhoor jeer oo hore waxa uu sheegay inuu jecel yahay Ciyaaraha Kubada cagta marka 1-aad marka 2-aad-na uu aad u jecel yahay ka qeeyb qaadashada Xafladaha Live-ka ah ee Fanaaniinta ay dhigaan ..

Ama Halkan Hoose Kadaawo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM