afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:08 am | Posted by

DAAWO+VIDEO;-Dhibaatoyin tiro badan oo kataagan deegaanadii ciidamada Jabhada SNM Bililiqaysteen

Magaaladani waa maygaagle waa magaalo ka mida gobolka cayn waana magaalooyinka ay dagaaladii ugu xumaa ee ka dhacay gobolka cayn ay ka dhaceen kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka khaatumo iyo maleeshiyaadka maamulka siilaanyo.

.
waxaana magaaladani dagaaladii ka dhacay ay qasaare u gaysteen dad lagu qiyaaso 100 qoys kuwaas oo ahaa dad deegaana oo yagu ku noolaa mudooyin badan waxaa gaadhey dadkaa dhibaato lixaad leh oo ay gaadhsiiyen ciidamada siilaanyo oo yagu ku soo duuley deegaanka kana barakiciyay dadkaasi.

 

HALKAN KA DAAWO XAALADA DEEGAANKAAS

.
dhibaatooyinka lixaadka leh ay gaysteen ayaa waxaa laga taaban karaa dhac hanti isugu jirta gogol raashin dhar xoolo nool,yagoo markii danbena fujistey guryo dhisnaa iyo kuwa ay ka goosteen jiingadii albaabadii waxaana hadda magaaladani ay ka sii maqnaayeen ciidamadaasi mudo dhan 70 maalmood iyadoo intaasi ayna jirin habayaraatee qoysas ku soo noqdey magaalada oo dagey sababo laxiriira hoy la,aan iyo hu,u la,aan.

.
waxaa hadda ku sugan magaaladan dad dhan shan qoys oo hadda ku soo xaroodey magaalada waxaa ay noo xaqiijiyeen inaysan jirin habayaraatee cid utimi ama ku soo booqatey magaalada iyo wax gargaara oo soo gaadhey dal iyo dibad intaba waxaana ay noo xaqiijiyeen in dadkii kale ee magaaladu iyo ku sugan yihiin tuulooyin kale dulsaarna ay ku yihiin dad kale ayna u baahan yihiiin wax ka soo rara oo soo dajiya goryahoodii iyo la qaybsada dhibaatadan ay ku jireen mudada dhan 10 bilood.oo ay intaaba ciidamada siilaanyo haysteen magaalada markii laga saareyna aysan ugu imaanin wax dhismo ah iyo wixii hoos yaalay hanti illaayo haddana ay sidii uga maqan yihiin.

Ama Halkan hoose kadaawo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “DAAWO+VIDEO;-Dhibaatoyin tiro badan oo kataagan deegaanadii ciidamada Jabhada SNM Bililiqaysteen”

  1. Raamsade
    October 31, 2012 - 6:48 am

    Ar gunti guntu dhashay qaqawana e habarjeclo ba helay magalada dhaman dadweynaha rer khaaatumo dal iyo dibad melkastey jogan waxan ugu baqaya in dadka deq deg dega laso gadhsiyo waliba qurba jogta waxan leyahay si deg dega wlalayal dadka uso cawima cadow ba helaye cadow dhalay weye

    Reply
  2. Raamsade
    October 31, 2012 - 6:52 am

    Waxa layidhi nin guri jingada kujira guri dhagaxa mashido hadaba ilka dherey wad ishidaye wa meshad iga gasha waliba ciil uma qabo walahay jingaday qatene naf iyo huba wa kala hadhay wana ka dabatagaya sakagama hadhayo

    Reply
    • Sfq
      November 28, 2012 - 6:23 am

      suldaan setamar cabdilaahi yusuf tacsi kaagama baahna ee waxa kaaga baahan inaad u hadasho dadkii tolkaa ee snm ku gumaaday dhulkeena oo weli aan la tusin dadkii la dhashay cadaalad.hadalku waa wax tar ummaduna waxay kuu qireysaa inaad tahay nin waxter leh.ogsoonow markaad dhiiga walaalkaa ka aamusto inaanad shisheeyana sharaf ku lahayn,maxaa yeelay waxay ku ogyihiin damiir xumadaada.waxan innigula talin lahaa adiga iyo qaar kale inaad is bedl isku samaysaan oo aad joojisaan fiirada dhexdiina ah una soo noqotaan midaynta tolka sidii odayaasheenii ay ahaan jireen waqtigii siyaad barre ee arrimaha guud ee reerka ay meel uga soo wada jeedeen waad mahadsan tihiin

      Reply
  3. Raamsade
    October 31, 2012 - 6:56 am

    Umada reer khaaatumo waxan leyahay wlalayal baqa si deg dega ugaso jawaba so cawiya walaladina gesiyasha iyagana khasab kaga sartey waliba marki dambe ana si deg degan uga so jawabey codsigase

    Reply
  4. Srikakolapu
    November 28, 2012 - 10:32 am

    asc dhamaan hhaswaan ceelka waa in loo istaago dhamaan waameygaag hadii ceelkaas laga qodo waxay ka mid noqondontaa magaalooyinka ugu waaweyn deegaankaas rako raaxo oo hadamagaalo weyn ah waxaa horumarkaas horseed u noqday rigaas laga qoday ,dadka deegaanka degan waa in ay horseedka noqdaan hawsha oo ay xoolo ururiyaan qoyskastana waxaa laga rabaa 100 dolar oo dhuginta labo neef oo jar ah halku dhigeenu waa dadaal waad gaaridoontaa insha allah .

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM