afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:54 am | Posted by ducaale

Dagaallo xalay ka dhacay Duleedka magaaladda Baydhaba

duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay.

Dagaallada oo ahaa kuwa xoogan ayaa waxa ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ku dhexmareen deegaanka Goof-guduud oo duleedka ka ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay, sida ay noo qaxiijiyeen dad goob joogayaal ah.

Inta la xaqiijiyay 3-qof oo ka tirsanaa dhinacyadii dagaalamay ayaa ku geeriyooday dagaaladaasi tiro kala waxyeello ayaa soo gaaratay sida goob joogayaashu markale xaqiijiyeen.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolkaasi oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in rag ka tirsan Al Shabaab ay soo weerareen xalay fariisin ay Ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Goof-guduud ee duleedka Baydhabo ee gobolaka Bay.

Saraakiisha ayaa sheegay in qasaaro xoogan ay gaarsiiyeen ragii ka tirsanaa Al Shabaab ee wararka ku soo qaaday, waxaana ay tilmaameen in xaalada deegaanka Goof-guduud ay hada tahay mid dagan.

dhinaca kale ilaa iyo haatan majiraan wax war ah oo ka soo baxay Al Shabaab oo ku aadan dagaallada ka dhacay xalay deegaanka Goofguduud ee

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM