afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:12 am | Posted by ducaale

Manchester United iyo Chelsea oo koobka League Cup ku kulmaya

Markale Bahda Ciyaaraha waxaa ay sugayaan kulanka Xiisaha badan ee Chelsea iyo Manchester United ay ciyaarayaan Caawa.

Natiijadii maalin ka hor ayaa la ogaa in Chelsea 3-2 looga badiyay Laakiin markale in laga badiyo waa waxa ay ka soo horjeedo.

Ciyaartii hore Chelsea ayaa waxaa ay ka cawatay qaabka uu ciyaarta u waday Garsoorihii loo dhiibay kulankii Premier League.

Ciyaaro kale ayaa jiri doona

19:45 Chelsea ? – ? Manchester U.
19:45 Norwich C. ? – ? Tottenham H.
20:00 Liverpool ? – ? Swansea C.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM