DAAWO VIDEO QOSOL AH:Adigoo shukaansi doontay dhar maluguugu dhaqday
Magaalada Muqdisho Caasimada Wadanka Soomaaliya Waxaa Markale Kalaba Lixaadsaday Wiilasha Teleefoonka Ku Raadiya Gabar Ay Xiriir La sameeyaan Isla Markaana Kala Kulma Qasaaro Iyo Faaiido Ma badna, Faaiidada Laga Helo Marka Loo eego Qasaaraha Ay Wiilasha Kala Kulmaan Xiliga Nambarka Ku Nasiibsada Ay Dirayaan.
