DHAGAYSO:-Taariikhda Xarakooyinka Islaamka Soomaaliya
Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur “Gadhyare” ayaa idaacadda VOA uga warramay taraiikhda ururrada Islaamiga ah.
Qaybaha hore ee waraysiga waxa uu kaga hadlay aasaaskii xarakooyinka islaamiga ah sida Al-Nahda iyo Al-Islax iyo weliba kobaca Salafiyada.
Qaybaha dambena waxa uu ka hadlayaa waxyaabaha ugu waaweyn ee u qabsoomay Al-Islaax, Damul-Jadiid iyo Salafiyada hubaysan.
HALKAN RIIX OO DHAGAYSO TARIIKHDAA
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com