afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:58 pm | Posted by

Gaas oo safarada laga xanibay safaro uu ku mari lagaa deegaanada Puntland.

C/weli Maxamed Cali Gaas, ra’iisal wasaarihii hore ee dowlada federaalka Soomaaliyeed ayaa laga xanibay socdaalo uu ku mari lahaa deegaanada hoos yimaada maamul goboleedka Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay diideen in Gaas uu socdaalo ku maro deegaanada Puntland, halka warar kalena ay sheegayaan in la amrey in uu si deg deg ah uga baxo deegaanadaasi.

Gaas ayaa lagu soo waramayaa in uu diidey in uu qaato amarada lagu soo rogey.

C/Weli Gaas ayaa gaarey Puntland dhowaan, markii xil wareejinta uu sameeyay, waxaana soo baxayay warar sheegaya in uu qorsheynayay in uu ka qeyb galo doorashada madaxweynimada maamul goboleedka Puntland.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Garoowe/Nugaal

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Gaas oo safarada laga xanibay safaro uu ku mari lagaa deegaanada Puntland.”

  1. keligiiduul
    November 2, 2012 - 1:16 pm

    oo faroole meesha muxuu isugu dhejinayaa, mar haday doorasho jirto dhabayoco bedeshay dhabayocokale sow daneer iyo labadiisa dhegood maaha
    midna wax soo kor dhin maayo
    puntland meel walba waa ku fashilantay

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM