afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:54 am | Posted by

Gudi ay ku Mideesanyihiin Dhamaan Beesha Dhulbahante EE Dagta Jubooyinka Ayaa Maanta Looga dhawaaqay Nairobi.

Waxaa magaalada nairobi ee caasimada  kenya  looga  dhawaaqay  gudi ay ku mideesanyihiin odayaasha  iyo   waxgaradka daga  jubooyinka  iyagoona  shirkoodii ka soo saaray  go aamo iyo  gudi looga dhawaaqay  goobtaas.

 

Kadib marki la isla  gartay   gudiga  iyo qaabdhismeedkiisa waxaa   la isla qaatay oo kale  in  la diro wafti  uu hogaaminayo  janaral  Ali Sabareey oo bari ka baxaya  magaalada  nairobi iyagoona  ku sii  fooleh  magaalada   kismaayo.

 

Sidoo waxaa  arinta  gudiga  iyo shirka  hoosta  ka  xariiqay  Hugaas  xuseen ugaas baqow  oo ah  ugaaska  guud  ee  jubooyinka  asagoona  la  qaatay  arinta   wanaagsan ee ay  gudigan ku dhaqaaqeen.

 

 

Qaab dhismeedkii  gudiga     hal kan  hes  ka ego

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM