Daawo:- Fanaada Wayn Ee Siciido Shiino Oo Sooqaaday Hees Ay aad Uga Wada Daba dhaceen Dhalinta Soomaaliyeed
Waxaa sii Labo Lixaadsanaya Saacadba saacada Ka dambaysa Baahida Dhalinyarada Soomaaliyeed Ay U qaadeen Dhagaysiga Hees Aan wali ayadoo kale Fanka Lagu Arag oo ay Ku luuqayso Fanaanadda Saciido shiino
Baaritaan ay wadeen Qaab ka Mid ah Quburo Qiimeeya Codka Fanaanka Ayaa Waxaa Si Rasmi ah Ugu soo Baxday In Fanaanadda Saciido Shiino ay Si Fudud Ku Kasbatay Dhalinyarada Soomaaliyeed Badankood
