DAAWO+Video-g:-Majaajilada Loo Aanaynayo Dilkii Marshaale
July Dhamaadkeedi ayay ahayd marki allaha u naxariiste Majaajiliistihii Caanka ahaa Cabdi Jeylaani Malaaq oo ay Soomaali u taqaano Marshaale lagu toogtay magaalada muqdisho.
dad badan ayaa waxay qabaan in dilkaan loo aanaynayo majaajilo u wax ka jilayay allaha unaxariistee marshaale. majaajiladaan oo ka hadlaysay lacagaha sadaqada masaajidyada lagu dhisayo ee laga aruuriyo TV-yada.
