afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:46 pm | Posted by

Giggs: Van Persie Waxa Uu Sare U Qaaday Kooxda Manchester United

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa amaanay saameynta uu ku yeeshay Robin van Persie uu ku yeeshay Old Trafford tan iyo markii uu ka soo tegey Arsenal xaggaagan.

“Markii uu ciyaaryahan heer sare ah diyaarna ah uu yimaado kooxda qof walba sare ayay u qaaday,” Giggs ayuu u sheegay told weriyaasha.

“Robin hubaashii waa sidaas, waxa uu dhaliyay goolal badan tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda.”

Gooldhaliyahan waxa uu dhaliyay sagaal gool 12 kulan oo uu saftay kooxda uu ku soo biiray waxana uu Giggs oo 39 sano u buuxsamayso bishan ayaa waxa uu weeraryahankan  sare u qaaday qof walba oo kooxda ka mid ah.

“Robin oo dhalinayana goolal la soo dhisey waxana sidoo kale uu dhaliyay goolal dhinacyada laga asoo dhisayo iyo koornooyinka,”Giggs ayaa sharaxay.

 

 

“Kuwaasina waa wax aan samayn waynay  sanadihii la soo dhaafay, waaa jeclaysanay.”

Van Persie ayaa waxa uu la kulmayaa kooxdii uu ka soo tagay xaggaagii Sabtida laakiin Giggs uma malaynayo in ay dib u soo noqon doonto goolashii  8-2 ee xilli ciyaareedkii hore.

“Xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ayay taasi ka mid ahayd waxyaabihii la yaabka lahaa ee dhacay,” Giggs ayaa ku adkaystay

“Waxaan mar walba ka filanaynaa ciyaar adag Arsenal, Ma aha mid ka duwan tii hore.”

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM