afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:20 pm | Posted by

Daawo Muuqaal Laga soo Qaaday Goobta oo ka Dhacay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay Baar ku yaala Magaalada Muqdisho

Waxaa Maanta Weerar Ismiidaamin ka dhacay Baar weyn oo loo kuyaala Agaarka Zope ee Magaalada Muqdisho.

Muuqaal aan ka helnay halka uu ka dhacay Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen ilaa labo Qarax oo Ismiidaamin ah ay fuliyeen labo Nin oo isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sida Goob joogayaal noo sheegeen goordhaw.

Labo Nin oo naftood haligayaal ah oo ku hubeesnaa Bistoolado kuna xirnaayeen Waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacday afaafka hore ee Baar The Village ama Sports Cafe waxaana x iliga Weerarka dhacayya Baarka ku sugnaa Sarraakiil katirsan Ciidanka Dowlada dad u badnaa Qurbo joog oo xiligaasi Baarka ka qadeenayay.

Halkan riix oo Daawo Video-ga 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM