afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:46 am | Posted by

Dhagayso:-Dr.Cabdi Maxamed Buraale Oo Ka Waramay Dhibaatada Dawo Aan Dhakhtar Qorin Ee La Qaato

Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno caafimaadka iyo dawooyinka dadku iska qaataan iyadoo aan loo qorin,Waxaa mudooyinkan danbe kusoo badanayay guud ahaan Deegaanada soomaaliyeed iyo gobolka Sool, dad Sida raashinka ama Xanjada Dukaamada ka iibasanaya Dawooyin aan dhakhtar u qorin.
Dhibaatadan oo haysataa guud ahaan shacabaka Soomaaliyeed ayaa cilmi baadhis baaladhan oo ay sameeyeen Dhakhaatiir fara badani waxa lagu ogaaday In dad badan oo Soomaaliyeed u dhintaan daawooyinkan oo si qaldan ay u isticmaaleen.
Hadaba waxaanu arinkan Ka xog waraysanay Dr. Abdi Mohamed Burale Oo ah madaxa qaybta TBda ee Cusbitaalka Laascaanood, oo nooga waramay dhibaatada ay leedahay Daawooyinka layska qaato.

 

Halkan Riix oo Dhagayso Hadalka Dr Buraale

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM