afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:39 pm | Posted by

Daawo Wajiyada Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee uu R/Wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) oo galabdhicii Maanta ku Dhawaaqay..

R/Wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) ayaa galabdhicii Maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo in mudo ah laga sugayay iyadoona ugu dambeyn uu galabta ku dhawaaqay R/Wasaaraha 10-Wasiir oo Xukuumadiisa kamid noqon doono.

Wasiiradan cusub qaarkood waa kuwa siyaasada ku cusub halka kuwa kalana ay horey uga soo mid noqdeen Dowladihii KMG ee Soomaaliya iyadoona Xukuumadan la tilmaamayo in ay wax badan kaga duwantajhay Xukuumadihii hore.

Xukuumadan ayaana noqoneysa tii ugu tirada yareed ee la dhiso waxa ayna ka koobanyihiin 10-Wasaaradood kuwaa oo qaarkood la isa saaray ,waxaa sidoo kale meesha ka maqan dhoor Wasaaradood oo horey u jiri jiray balse markan laga soo tagay.

Hadaba Shabakada Allbanaadir.com ayaa heshay Wajiyada Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub kuwaa oo qaarkood bulshada ay ku cusubyihiin halka kuwa kalana ay bulshada badankood garanayaan.









 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM