Daawo+Sawiro:-Wacdarihii xalay Ee Cali Dhaanto Uu ka dhagay Nairobi
waxaa Xalay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya bandhigfaneed ku qabtay cali dhaanto oo ah fanana wayn iyo sidoo kale hobalada Nairobi waxaan bandhigfaneedkaas ka soo qayb galay kumanaan shacbiga soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Kenya.
Xafladan aya ahayd mid ay soo agaasimeen dhalinyarada reer ogaadeeniya eek u dhaqan caasimada kenay ee Nairobi waxaana halkaas lag so bandhigay ma jaalilooyin iyo sidoo kale heeso cusub dhaantooyin iyadoona dadkii madasha yimi ay soo jiidatay xafladu .
Waxaa dhanka kale ka soo qayb galay xaflada mid ka mid ah fanaanninta waayahay cusub oo lagu magacaabo digriyow waxan uu raaligalin ka bixiyaya hees uu horay uga qadaay magaalada jig jiga taasoo uu ku maagayay ururka ONLF waxaan uu dhamaan shacbigii ka raali galiyaya waxaan hadalkiisa uu ku darsaday anigu fanana soomaaliyeed ayaan ahay arintaasna waan ku dag dagay ee hala iga raali noqdon dhamaan shacbiga reer ogaadeeniya.
Xafladii caawa ee uu qabtay cali dhaanto ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay jawi aad u dagan iysadoona madasha lagu qabtay ay ahayd meel dagan .




