Dhagayso:-Fanaanka Wayn Ee farxaan Xidig Oo Wacdaro kadhigay Caweyska Washingto
Barnaamijka Caweyska Washingto Oo kabaxa Idaacada VOA ayaa Wacdaro kadhigay Fanaanka Farxaan Muuse Cige “Farxan Xiddig” oo aan ka wareysanay fankiisa iyo sirta ka dambeysa inuu heeso la qaado gabdhaha fanaaniinta ee caanka ah.
Halkan Ka Dhagayso Wacdaraha
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/kenya
Afbakaylenews@gmail.com