afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:23 am | Posted by

DAAWO:-Alfanaan Keeynaan oo Af Soomaaliga baro Taageerayaasha Cadaanka ah ee heesihiisa jecel (Daawo Muuqaal+Warbixin)

“Hadaan idin iraahdo Hadii kale waxaan lahaa , waxaa la idinka doonayaa inaad adinkana dhahdaan Aaheey ” Sidaas waxaa yiri Al Fanaan Keeynaan Cabdi Warsame oo la xaqiijiyay in uu mar kasta Af Soomaaliga baro dadka Cadaanka ah ee Heesihiisa sida weeyn u jecel .

Halkaan ka Daawo Keeynaan oo Cadaanka si farsameeysan Af Soomaaliga ku baraayo

Al Fanaan Knaan Abdi Warsame waa shaqsi jecel mar walba Wadaniyada iyo Qaranimada Soomaaliyeed wuxuuna Calanka Soomaaliyeed ka taagay Xaflado caalami ah oo loo qabtay Fanaaniinta Dunida ugu caansan .

Keynaan oo ku soo koray dalka Canada marnaba ma uusan hilmaamin dalkiisa Hooyo wuxuuna dhoor jeer Heeso wadani ah ka sameeyay dhibaatada ka taagan dalka Somalia.

Al Fanaan Keeynaan Cabdi Warsame oo mar kasta marti qaad ka helo Cadaanka Jecel Heesihiisa ayaa fursadaas waxa uu kaga faaideeystay in uu Cadaanka si farsameeysan oo xoog ah ku baro Luuqada afka Soomaaliga maadaama uu yahay Shaqsi jecel Soomaalinimada iyo Afkiisa Hooyo.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM