Daaw+Video:-Qasaarihii Qaraxii Shalay Ee Lala Beegsaday Kinisad Kutaala Gaarisa
Magaalada Garissa ayaa Barqanimadii Shalay waxaa ka dhacay weerar lagu qaaday Kaniisad Magaaladaasi ku taala.
Weerarka ayaa ahaa Bombo Gacmeed lagu tuuray kaniisad ku taala xerada AP ee u dhaw Maktabada “libaraariga” Garissa
Halkan riix oo Daawo Qasaaraha Qaraxaas.
Xafiiska Shbakada Afbakayle.com
Gaarisa/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com