Dhagayso:- Madaxweyne Indha Sheel Oo Ka warbixiyay Socdaalka Uu ku marayo Qaybo Kamdi ah G/Sanaag
Madaxweynaha maamulka khaatumo state mohamed yusuf indha sheel ayaa waraysi uu siyay Waraahinta waxaa uu kaga waramay Socdaalka ay ku marayaan deegaanada Sool iyo Sanaag Iyo Walibaha Waxyaabihii u qob soomay inta deegaankaas Marayeen.