afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:46 pm | Posted by

Dhagayso:-Wararkii ugu Dambeeyay Ee xaalada Degmada Xudun Ee G/Sool

Waxaa Dagan Caawa Degmada Xudun Ee Gobolka Sool Halkaas ay weerar Gaadmo ah ay kuqaadeen ciidamada maleeshiya Somaliland,Hase ahaatee ciidamadaas sida gaadmada ah ugu qaaday weerarka ayaa ku fashilmay kadib markii ay shacabka degmada xudun ay kusameeyeen iska caabin Wayn.

Wararka ayaa waxay intaas kudarayaan In ciidamada  maleeshiyaadka somaliland ee maanta laga saaray degmada Xudun ay kusugan yihiin Meel udhow degmada xudun iyadoo la filankaro in markale uu halkaasi uu dagaal kaqarxo.

Wariyaha Shabakada Afbakayle ayaa waxaa uu intaas kudaray in hada caawa ay Dagan tahay Hase ahaate la filankaro in markale uu dagaal halkaas ka qarxo madaama ay ciidamadii maanta sooduulay ay ku dhow yihiin sidoo kale ay ciidmada Maamulka Khaatumo aanay iyana ka fogayn.

 

Halkan kadhagayso Waraysi Xaalada Degmada Xudun

 

Xaaladaas Wixii Warar Ah ee Ka soo kordha Kala Soco Shabakada Afbakayle.com

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM