afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:09 pm | Posted by

War Dag Dag ah;-Ciidamada Siilaanyo Oo Weerar ay ku kashif meen ku qaaday degmada Xudun

Wararka naga sooogaadhaya magaalada xudun oo katirsan gobolka sool ayaa sheegaya ina ciidamada maamulka somaliland ay weerar gaadmo ah kuqadeen Magaaladaas Halkaas oo ay kala kulmeen Wajigabax iyo Waliba jab.

Ciidamada somaliland Ee kusugan aga gambadhe ayaa maanta duhurnimadii Gaadhay Degmada Xudun,Halkaas oo ay iska caabiyeen weerarka gaaadmada ah ee ay ciidm,ada maamulka Siilaanyo Kuqadeen Degmada xudun.

duulaanka ay ciidamada Maamulka siilaanyo ay ku qadeen Degmadaas ayaa Waxaa ay kala Kulmeen Khaasare isugu jira Dhaawac iyo dhimasho ah Kadib markii dadka deegaanka Xudun ay Iska difaaceen Ciidamada Duulaanka ah ee sida xaqdarada ah ku sooduulay.

 

Wariyaha Shabakada Afbakayle.com Oo kusugan magaalada xudun ayaa maran kawaraysanay xaalada degmada ay hatan dagan tahay Waxaana wax kawaydiinay khasaaraha dagaalka Waxaana Uu noo xaqiijiyay Khasaaraha Soogaadhay dadka Shacabka ee lagu soodulay halqof oo dumar ah oo dhaawac kasoogaadhay rasaastii lays dhaafsanayay.

 

Dhankale Waxaa uu noosheegay Wariyaha in ciidamada maamulka SNM ee iyagu duulaanka kusooqaday degmada xudunn ay halkaas kala Tagen Dhaawac aad utiro Badan iyagoo isaga baxay degmada xudun kidib markii ay halkaas kala kulmeen iska caabin

 

Sidoo Kale Wararka ayaa sheegaya In ciidamada maamulka Khaatumo ay kusugan yihiin degmada Awrbogays Oo katirsan gobolka sanaag.

 

wixii Warar Ee kasoo kordha Kala soco afbakayle.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM