Daawo+Video-g Qasaarihii Qaraxii Saaka Kadhacay Xaafada Islii
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo saakay ka dhacay xaafada Islii ee Magaaladda Nairobia gaar ahaan Section Three.
Inta la ogyahay sedex ruux ayaa lasoo sheegayaa in ay dhaawacmeen kadib qarax saakay oo talaado ah ka dhacay xaafada Section Three.
