Dhagayso:-Yaa Ka dambeeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa ee ka dhacay Baar Vilage
Dhawaaan ayeey Ahayd Markii Qarax Lala Beegsaday Baar Village oo kamid ah maqaayadaha ugu mashquulka badan ee Ku Yaala magaaladda Muqdisho
Qaraxaasi oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Waxaa Gaystay Shaqsi Dhalinyaro ah oo Ka Tirsanaa Ururka Alshabaab Hadaba Waxaa SiRasmi ah loo Ogaaday ShaqsigiiIs Qarxiyay Magaciisa Iyo Reerkiisa Waliba Qayb ka Mid ah Fimilkiisa oo Si Toos ah Loo soo Bandhigay Magacyadooda