afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:37 am | Posted by ducaale

Falaaqaynta Kulanka Xiisaha Leh ee Real Madrid iyo Borussia Dortmund

Real Madrid ayaa Xili dhaawacyo ay qabto waxaa ay garoonkeeda Santiago Bernabeu kula ciyaari doontaa kooxda Germany Borussia Dortmund
Marcelo, Fabio Coentrao iyo Sami Khedira ayaa Real Madrid ka maqnaan doona, Laakiiin Alvaro Arbeloa ayaa ciyaari doona maadama uu ka soo kabsaday dhaawac uu qabay.

Qadka dhexe Xabi Alonso ayaa ka soo noqanaya ganaax ciyaari doonana halka kooxda Borussia Dortmund ay ku raja wayn tahay in kabtankooda Sebastian Kehl uu soo xaadiri doono kadib markii shaki dhaawac ah uu yimid kulankii Stuttgart.

Real Madrid ayaa badisay todobadii kulan ee ugu dambeeyay ee Santiago Bernabeu ay ku ciyaartay koobka horyaalad qaarada Yurub ay ku ciyaarto.

Borussia Dortmund ayaa adkaatay kaliya labo kulan todobadii ciyaar ee meel aan gurigeeda ahayn ay ku soo ciyaarto.

kooxda Bundesliga ayaa guushii ugu dambaysay banaanka ugu soo badisay 2003 AC Millan ciyaar ka tirsanayd a Champions League.

Qaab Ciyaareedka Macquulk ah

REAL MADRID

Casillas
Ramos, Varane, Pepe, Arbeloa
Essien, Alonso
Di Maria, Ozil, Ronaldo
Higuain

BORUSSIA DORTMUND

Weidenfeller
Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer
Gundogan, Kehl
Reus, Gotze, Grosskreutz
Lewandowski

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM