afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:29 am | Posted by ducaale

Obama waxa uu ku tilmaamay kooxdiisa ololaha u waday inay ahayd tan ugu wanaagsan siyaasadda

Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga, Mitt Romney ayaa oggolaaday in laga guuleystay, waxa uu sheegay in uu telefonka kula hadlay uguna hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay Barack Obama, oo mar labaad xafiiska loo dhaarin doono bisha January ee sanadka cusub 2013.

Wararka la xiriiraAmerika, Siyaasadda
Romney waxa uu u mahadceliyay taageerayaashiisa, isaga oo sheegay in xilli adag uu ku jiro dalka, loona baahan yahay in si wadajir ah hoggaamiyeyaasha dalku u shaqeeyaan.

Madaxweyne Obama ayaa isna ka jeediyay khudbaddii guusha xarunta Xisbiga Dimuqraadiga ee Chicago
isaga oo helay 303, halka musharraxa la tartamaya ee Xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney uu helay 206.

Madaxweyne Obama ayaa ku eedeynayay in Mr Romney uu dalka uun dib u dhigi doono.

Mitt Romney ayaa isna waxa uu ku celcelinayay in siyaasadaha Madaxweyne Obama ay fashilmeen.

Labada nin ayaa mid walba waxa uu galay olole aad u weyn iyaga khudbado u jeedinayay taageerayooda gobollada kala duwan ee dalka.Waxaa kale oo oo la dooranayay Guddoomiyeyaasha 11 gobol

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM