DAAWO VIDEO:-Qodobadii baarlamaanka ee la isku heystay oo hal hal loo aqrinayo & waxa ay ka qabaan Xildhibaanada
Xarunta Golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii sedexaad ka soconaya kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada, waxaana kulankaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari la sheegay in looga hadlayo ajandeyaal ay ka mid yihiin go’aano horay uga soo baxay baarlamaanka oo ay ku laaleen qodobo ka mid ah xeer hoosaadka Golaha.
Hadaba halka hoose ka daawo muuqaal faah faahsan
