Horgal Xaglo Oo Lasheegay Inuu kusoo foodleeyahay Laascaanood si uu uga qayb qaato xasuuqa Shacabka Khaatumo.
Wararka aan Ka helanyo Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Maanta ka soo baxay horgalo cub kuwaa soo dhawana wasaarado loo magacaabay waxaa ay ku soo fooleeyihiin magaalada laascaanood ayagoona doonay in ay uga sii gudbaan magaalada buuhoodle o ku caanbaxday isdifaacida iyo udagaalanka qadiyada soomaalinimo halka ay hurdaan dadka reer laascaanood.
Hargalada laascaanood loo soo diray ayaa waxaa ka mid ah hargalkii qaatay dhiigii shacabkii sida xaqdarada ah loogu laayayahy kalshaale maygaagle laascaanood iyo meela kale oo ka tirsan gobalada khaatumo waa horgale xaglo toosiye haatana waxaa lo soo diray waa in aada tagtaa laascaanood si aad uga qayb qaadato xasuuqa iyo jirdilka shacabka reer laascaanood sidii aad horayba uga qayb qaadatay.
Lacagaha loo soo dhibo horgalada ayaa ah mid lagu fuliyo dilal iyo xasuuq shacab waxaana fududeeyo hawshaas hogalada waawyaan ee u adeega meleshiyaadka siilaanyo.
Horgal Xaglo uu u dhaartay Inuu kaqayb qaadanayo Xasuuqa Shacabka Khaatumo,Isagoo ku xildoontay Dhiigii Shacabka reer khaatumo ee lagu laalay kalaashe iyo Maygaagle.
Hadaba Maxaa Lagud boon Bushada Reer Khaatumo.
Waxaa lagudboon Bulshada Reer khaatumo Ee kusugan Deegaanada ay kusoo foodleeyihiin Caada Qatayaashaas Inay ka dig toonaadaan,Islamrkaana ay isha kuhayaan Oo aanay ilaawin Xasuuuqii Ay gaysteen Ciidamada Maamulka Silaanyo.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
dhulbahante are a joke big time zero that is what they are am sorry to say that buh that is what we can call them zero….. en the reason i said that idont have to say it so loud wlhi miyala sixray rerkan sidan kumaba fiyoban karan wusosocda garacii garacu dhalayo sidan oga ugalay dadkoda weyna ogyihino weliba shegayan inuso socdo ma wacalka wacalku dhalay iyo afarta garacu wato wax qarajiya lawayay warmiyey waaalan yihin maxa kasi ah dhigodu usosocda en they are not doin anything about it ilahayba idin maqan my mom always t’ll me dhulbahante are very brave people en they dont take bullshit from anyone yeah right mum like am gonna lissen to that anymore kill the bastard en have ur victory its so sad wlhi ilaha umaqan masakintan lalaynayo every day without no reason wixi difaci lahana fulayga noqden….