Real Madrid,Arsenal,Milan iyo Man City oo wada barbaro galay
Inta badan Ciyaarihii xalay ayaa dhamaantood waxaa ay ku soo idlaadeen bar bardhac taas oo u saamixi waysay inay badiyaan kooxihii horay looga soo adkaaday.
Real Madrid ayaa 2-2 waxaa ay la gashay kooxda Borussia Dortmund,waxaana mar walba hogaanka ciyaarta u qabanaysay kooxda Dortmund.
Qaabka goolka loo kala helay
28? [0 - 1] M. Reus
34? [1 - 1] Pepe
45? [1 - 2] A. Arbeloa (o.g.)
89? [2 - 2] M. Özil
Manchester City ayaa bareejaysay labo gool oo laga dhaliyay waqti hore oo ciyaarta ahayd ka dib markii yaya Toure iyo Aguero ay goolal ay u keeneen.
10? [0 - 1] S.d. Jong
17? [0 - 2] S.d. Jong
22? [1 - 2] Y. Touré
74? [2 - 2] S. Agüero
Milan ayaa garoonkeeda waxaa ay bar bar dhac kula gashay kooxda Malaga Markii ay Malaga hogaanka qabatay ayaa waxaa bar bareeyay Pato.
Arsenal ayaa laga daba yimid markii labo gool oo ay kala dhaliyeen Walcott iyo Giroud ay ku hormartay 2-2 ayayna kasoo hoysay Germany.
guud ahaan natiijooyinka ciyaarahan
Dynamo Kyiv
0 – 0
FC Porto
Paris S.G.
4 – 0
Dinamo Zagreb
Champions League – Group B
November 6
Olympiakos Piraeus
3 – 1
Montpellier
Schalke
2 – 2
Arsenal
Champions League – Group C
November 6
AC Milan
1 – 1
Malaga
Anderlecht
1 – 0
Zenit St. Petersburg
Champions League – Group D
November 6
Manchester C.
2 – 2
Ajax Amsterdam
Real Madrid
2 – 2
Borussia Dortmund