afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:05 pm | Posted by

War Deg Deg Ah Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo goordhaw ku qarxay Afaafka Xarunta Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw Qarxay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay agagaarka Xarunta Golaha Shacabka Magaalada muqdisho xili Baarlamaanka uu xarunta uga socday Shir.

Gaarigan ayaa la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lana dhigay goob ay Xildhibaanada Baarlamaanka dhigtaan Gawaarida oo kutaala agagarak Isbaheysiga oo ku dhaw Xarunta Golaha Shacabka .

Ilaa wali si rasmi ah looma oga Qasaaraha ka dhashay Gaarigaasi qarxay waxaana la sheegay in xiliga uu gaarigu qarxayay uu Baarlamaanka uu fadhigu usoo dhamaaday inta badana xildhibaanada ay gawaaridooda goobtaasi ka kaxeesteen.

Ciidamada Dowlada ayaa gabi ahaan xiray goobta uu qaraxu ka dhacay waxaana halkaasi kasocda Baaritaano ay wadaan Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa Booliiska.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM