DAAWO:-Guduumiyhii Degmada War Idaad Ee Maamulka Siilaanyo Oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkaas
Maxamuud Cusmaan Cali oo ah gudoomiyaha degmada War Iidaad ee maamulka siilaanyo ayaa sheegay in uu La shaqayn Kariwaayay Maamulka Jahwareersan Ee SNM islamarkaan uu Iska Casilay Xilkii uu uhayay Jamhadaas.
Halka hoose ka daawo muuqaal faah faahsan.
