Degmada Xudun Oo Caawa Laga Dareemayo Saan Dagaal iyo Dhaqdhaaqyo ciidan
Wararka Naga Soogaadhay Degmada xudun ayaa Sheegaya in halkaas laga dareemay Saasaan Dagaal oo halkaas ku dhex mara Ciidamada Maamulka Khaatumo iyo Somaliland, iaydoo dhawaan ay ciidamada maamulka Siilaanyo ay Gaadheen Degmada xudun Balse ay kasaareen Dadka deegaanka oo dagaal kala Hor tagay ciidamada maleshiyada Somaliland.
Wararka ayaa Sheegaya in ciidamada Maamulka Khaatumo ay kusugan yihiin meel aan ka fogaayn Aaga ay kusugan yihiin Tasoo Dhalinkarta In halkaas uu ka qarxo dagaal Qadhaadh.
Qaar kamid dadka Deegaanka Oo Warbaahinta Afbakayle.com Khadka talefoonka Kula xidhiidhay ayaa Sheegay in maamulka siilaanyoo uu Damacsanyahay inuu Halkaas ka hirgaliyo waxa ay ugu yeedheen \Dorashooyinka Deeegaanka Hase Ahaatee aanay Marna ka ogalaanay Haday yihiin Shacaka degmada Xusun Islamarkaan ay Dagaal ah li ah lagalayaan Meshiyaadka Somaliland.
Isku Soowada Duuboo Xaalada Degmada Xudun ayaa laga Dareemayaa Dhaqdhaaqyo Ciidan Oo kajitra Maamlhii ugu dmabeeyay Halkaas Oo laga Cabsi Qabo inuu kaqarxo Dagaal ay Mar labaad fooda isku daraan Maleshiyaadka Silaanyo iyo Ciidamada Soma jeestayaasha Ee maamulka Khaatum.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
hahahahahahahaahahahhahahahahahahahahahahahahahahahhahahahaha/////////…………..,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;pppppppppppppppp”””””””””””””””””’#################
Arrinku Doorasho ka weyn ee dhul balaadhsi la doonayo dhulka inta idiin hadhay in leydinkaga qaado hadhowna leydiinku gabyo sidii :Caynaba hadhuub kama daraan hoga kaliileede. in la yiraahdo Ashrub Manqo iyo Awoodaada ama lacag, wixii noolna loo jooge maalin aan maanta ahayn ragga wadaana meel ay istaagaan ayay waayeen oo waxay aamin san yihiin xabad baa lagugu dhufanayaae hubka ka dhig isma se weydiiyaan maxaa ka dambayn maaweelada caruurta ee ay runta moodee.
Ummadda Khaatumo meel ay joogtaba waa inay ka dhiidhidaa oo hanaqa iyo hanka SNM sidii Kalshaale ku goysaa Xuddun. Hadday SNM aragto in Khaatumo si gurmanayso oo ay si midaysan maal iyo naf isugu hiilinayso damac dambe kuma soo qaadi doono degaan Khaatumo inta ay joogtana hubaal kuma sii negaan doonto.
caasimaddii laascaanood ayaad sida bisadaha u joogtaane rag ku sheega dhulbahantoow maxaad xudun ka sheegaysaan ,