afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:05 am | Posted by

Faarax Macalin:Cali Ameriko Waa Iska Hadlay Faraha Hakala Baxo Arimaha Jubooyinka (Dhageyso G/Ku-Xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Ka Hadlay Arimaha Juboland)

Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ahna Xildhibaan ka tirsan Kenya oo wareysi-dheer siiyay Radio-Ogaal ee Dalka Canada ayaa Safiirka Soomaalidda ee Kenya ee Cali-Ameeriko ku tilmaamay inuu yahay nin iska hadlay,wuxuuna taageeray in dadka Jubooyinka iyo Gedo ay xaq u leeyihiin inay dhistaan maamul Goboleed,maadaama Dastuurka Soomaaliya uu dhigayo in 2-Gobol iyo in ka badan ay sameysan-karaan Dawlad-Goboleed hoos-yimaada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.

 

Halkan Kadhagayso Hadalka Faarax macalin

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM