afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:52 am | Posted by

Daawo+Video;-Wafti Ka socota Maamulka Khaatumo Oo Gaadhay Degmada Boocame

Kulan ay yeesheen maamulka khaatumo uuna hogaaminayay wasiirka maaliyadda maamulka khaatumo iyo dadweynaha deegaanka khaatumo ayaa loog hadlay hormarinta degmadda boocame iyo sidii maamulka loo gaarsiin lahaa degaanada kale. kulan oo ay ka hadleen cuqaasha, odayaasha iyo ururadda haweenka iyo dhalinyarada ayaa ugu horeyn u mahad celiyeen waftiga maamulka khaatumo ee kormeerka ku maraya degmada boocame ee gobolka sool iyaga oo sheegay inay ku faraxsan yihiin imaashahooda islamar ahaantaana waxay kala hadleen sidii loo soo celin lahaa degaamada Maqan. qorshayaal u dejisan maamulka khaatumo ayna kamid tahay sidii loo hormarin lahaa degaanada ay xiligan ku suganyihiin wasiirka maaliyada ayaa sheegay inay ka hortagayaan hawlgalo ay wadaan maamulka somaliland kuwaas oo doonaya inay sanaadiiq codbixinta geeyaan degaano ka tirsan maamulka somaliland. Booqashada waftigan ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalmo ka hor ay degaano katirsan gobolka sool ay tageen wafti wasiiro ah halka degaano kalena laga soo sheegayo inay galeen ciidamada somaliland.

 

HALKAN KADAAWO VIDEO-GA

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM