afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:43 am | Posted by

DAAWASHO:- Muuqaalka dhowaan soo baxay ee Mahad Jeesto oo noqday midka loogu daawashada badan yahay dhulka Soomaalida.

Wiilasha iyo Gabdhaha da,da yar ee Soomaalida ah ayaa waxaa ay aad uga daba dhaceen Muuqaalka dhowaan soo baxay ee uu ku luuqeeyo Fanaanka Mahad Jeesto, Haddaba su,aasha is weydiinta mudan ayaa noqotey Gabadh aad u qurux badan oo heestaasi ka muuqata taasi oo keentay in ay doorka ugu weyn ee daawashada ku yeelato heesta Mahad jeesto.

Halkan Ka daawo Video-ga

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM