Daawo Manchester United iyo Aston Villa wixii kala helay Ciyaartii Xalayto
Manchester United ayaa ka daba timid Xalay labo gool oo ay ka dhalisay kooxda Aston Villa,waxaana halyayga ciyaarta ahaa Hernandez oo sadax gool dhaliyay.

Javier Hernandez oo goolka bar bar dhaca xaqiijinaya markii Vlaar ay ku dhacday kubada

Hernandez oo kubad la ordaya si goolka bar bardhaca uu u keeno

Hernandez oo goolka Sadaxaad dhalinaya

Rio Ferdinand iyo Wayne Rooney oo ka xumaaday markii hogaanka laga qabtay

Andreas Weimann oo u dabaaldagaya goolkii uu United ka dhaliyay

Goolhaye Brad Guzan oo u riyaaqay goolasha la dhex dhigay shabaqa United

Stephen Ireland iyo laacibka Manchester United’s Paul Scholes

Weimann oo goolkiisa labaad dhaliyay

Robin van Persie iyo Vlaar
