afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:49 am | Posted by

Daawo:Daarood Utanga Ayaan Ku Shubaynaa Wiilashii Mad-Madoobaa Ee Indhaha-Cas-Casaa Waa Diyaar (Doodan Ayaa Jubooyinka Looga Hadlayey)

Dood aad u kulul oo ku sigatay gacan kahadal ayaa waxaa qabtay Teleefishinka Universal-Tv,doodan waxa isku soo horfadhiistay Laba Masuul Gudoomiyaha ururka Sahal oo sida La sheegay ah urur nabadeed una dhaq dhaqaaq Xasiloonida Gobalada Jubooyinka waa sida uu Hadalka udhigee Marka magaciisa lasoo gaabiyana u Taagan ama laga so Gaabiyay Xarfahan ( S sade A absame H harti A awrtable L leelkase oo ah SAHAL ) waana Magaca Sahal Hadaba waxa gudoon u ah Cabdirashid Daahir Axmed oo Kasoo jeeda Beesha Ogaadeen Waxaana La doodayay Xildhibaan hore ee Baarlamaanka Xildhibaan cabdiraxmaan Macalin Cali oo isna kasoo jeeda Beesha Gaaljecel,
Dooda uu umuuqatay Mid hilfaha La isugu Laabaya ayaa waxa Bilaabay gudoomiyaha ururka Sahal oo ka muuqatay Caro waxuuna hadalka Ku bilaabay ; Madaxweynaha Xaq umalahan Inuu Soo fara Galiyo arimaha Jubooyinka waayo ayuu yiri Hiiraan waan Ognahay waxa Ka socdo iyo sida La isku diidanyahay Baroblemka Hiiraan ayuu doonayaa Inu ku aqriyo arimaha Jubooyinka oo uugu mashqulayaa reer hiiraan is maamulo reer jubana anaa idin soo magacabaa wax soconayo Ma ahan , wafdigii lasoo celiyayna waa ku saxanyihiin in loo diido iney Kismaayo Galaan waayo somaliland wey war Galiyaan Markey imaanayaan , puntland sidoo kale Halaso wargaliyo Maamulka meesha jira ee Jubaland ayuu si kulul u yiri isagoo sii raaciyay hadalkiisa Cali ameeriko maxa Ka Galay kismaayo ma kismaayo ayuu dagaa wa safiir hawshiisa Ma ogo ooyinta awrka Ka weyn islamarkiina abduqaadir Nadaara ayaa mekrafoonka ku wareejiyay Xildhibaan Abdiraxmaan macalin oo isagu qaab Dagan ugu wada Jawaabayay su,aalaha waxuuna Hadalkiisa ku bilaaway jawaab: isagoo yiri Hiiraan Maamul goboleed Kama dhisno Maamulkii sheeq shariif aya wali jiro ee ah gudoomiyaha Gobalka, wax dooxada shabeele la dhaho Ma jiraan saas awgeed kismaayan dowlada aya U magacaabi doonto Maamul Anigoo ah dadka degaankana waxa aaminsanahay In Dowlada ay uso taliso Gobalka ayuu raaciyay , dooda oo eheed mid xamaasadeeysan ayaa Cabdiraxmaan macalin ali waxuu tusaale usoo qaatay Kaftanka Goobaha Lagu qaxweeyo oo ah In Laga fiican yahay In Ilmihii indha Cas casaa ee mad-madooba Baroomaha saarnaa La isugu waco oo uu ula jeedo Beesha Hawiye,wuxuu intaas raaciyay in Daarood Utaangalagu shubi-doono

 

Halkan Riix oo Daawo dooda Kulul

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM