afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:36 pm | Posted by

Kismayo Oo M/Weynaha Magac Yaab Leh Looga Bixiyay

Diirada wareega ee Afbakayle.com oo booqasho ku tagay goobaha fadhi ku-dirirka ee Xaafadaha Kismaayo ayaa la yaab iyo amakaag nagu noqotay in Dadweynaha Magaaladda Kismaayo ay caado ka dhigteen inay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ay ugu yeeraan magac yaab leh.

“Bisinka iyo Burdaha Ninkan afkiisa waxaan aheyn waxaa laga waayay Kismaayo iyo Dhuxul baa Dekedda laga dhoofinayaa waxaana ninkan ku dhacay cudur Kismaayo la yiraahdo ,waana mida aan ugu bixinay hadii aan Dadweynaha Reer Kismaayo nahay magaca Xasan-Dhuxuloow,maadaama uu 24-saac uu ku waashay inuu ka hadlo Dhuxusha iyo magaca Kismaayo,waana nin cuqdadeysan ninkan oo waxaa ku dhacay Cudurada kala ah (Dhuxul-Virus iyo Kismaayo-Virus),balse xukunkiisa wuxuu ku weyn-doonaa Kismaayo”ayuu isagoo kaftamaya yiri nin magaciisa ku soo gaabiyay Cali Sujuu oo ka mid ah dhalinyaradda Xaafadda Calanleey ee Magaaladda Kismaayo.

Waxaa ugu yaab iyo amakaag badan,xitaa Raadiyaha kaliya ee Magaaladda ka dhisan marka ay ku dhawaaqayaan magaca Madaxweynaha Soomaaliya Xasan,waxay raacinayaan (Dhuxuloow)iyadoo naloo sheegay in magacan ay markii hore bixiyeen Ganacsatada Dhuxusha ka ganacsatada oo ka carooday in dhuxooshoodii dekeda taalay uu Madaxweynaha ku soo rogo cunaqabateyn,inkastoo Ganacsatada aysan u hogaansamin amarka Dawladda Sooomaaliya,iyadoo aad arkeysid Maraakiib iyo Doonyo Imaaraadka-Carabta ka yimid oo lagu daabulayo Dhuxusha,waxayna Ganacsatan dhagaha ka fureyteen amarka ka soo yeeray Madaxweynaha Kismaayo looga yaqaan (Xasan-Dhuxuloow)

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Kismaayo/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Kismayo Oo M/Weynaha Magac Yaab Leh Looga Bixiyay”

  1. musdaf
    November 11, 2012 - 4:43 pm

    kkkkkkkkkk walahi way laheleen magacaas uuuuuuuuuuuuuuf waa dhacay kan

    Reply
  2. xasan dhuxuloow
    December 8, 2012 - 9:31 am

    runtii waxaa jirto macaga dhuxusha ama dhuxuloow waa wax eey soomaalidu magac ahaa aad u istim caasho waayto dhuxusha waa

    Reply
  3. xasan dhuxuloow
    December 8, 2012 - 9:32 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM