afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:01 pm | Posted by

Waa Sidee Xaalada Guud Ee Magaalada Xudun (Warbixin)

Dhawaan ayeey ahayd markii ay  duulaan ku soo qaadeen maleeshiyaadka SNM-ta magaalada xudun oo ah magaalo  taariikhiya ayna  dagaan dadka reer  khaatumo  kuwaasoo had iyo jeer muujiya  isku duubni iyo in ay hal meel  uga so wada jeestaan  wixii   wax u dhimaya qaranimada soomaaliyeed..

 

Hadaba waxaa  jira  horgalo  har  iyo  jeer jecel in ay  dhaawac u gaystaan dadkoda kuwaasoo eega  in ay dhaqaale ka helaan  kuna badashaan dhiiga  dadkooda  ayadoo taasi  ay  jiro ayaan waxaa caawa shabakada  khaatumonews  ay  xidhiidh la samaysay    odayaal ku sugan  dagmada xun.

 

Odayasha  iyo waxgaradka   reer xudun ayaa  u cadeeyay  in ay dagmadan tahay  mid shacabkeeda iyo dadkeeduba yihiin kuwa isku  duuban  una dhimanaya  qaranimada umada soomaaliyeed  waxaan  ay carabka ku dhufteen  hogralada  ayagoona sheegay  in  kuwaasi lala  xisaabtami doono laakin hada  aysan  umada  reer  khaatumo  aysan  wax miisaan ah ku ag lahayn  yihiina niman u sheqeeya reero kale.

 Halkan Guji  Kana Sii Bogo Khaatumonews.com

Ayagoona  hadalkooda ku darsaday  khaatumo waxa aay wadaa hawl galo badan dalkan waxaa uu ahaa mid  21 sano  duulaan lagu soo ahaa  marka waxaanu maamulka khaatumo  u gudbinaynaa in  ay  gutaan waajibaadkoda ka saaran dalkooda iyo dadkooda    nimanka  horgalada ahna markii la qabto lala  xisaabtamo waa sida ay hadalka u dhigeene.

 

Xigasho  warbaahinta khaatumonews.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Waa Sidee Xaalada Guud Ee Magaalada Xudun (Warbixin)”

  1. NINA
    November 12, 2012 - 1:24 am

    wa dhulbahntoow u gurmada reer xudun war fadhiga ha laga kaco xudun taleex baa ku xigta hadaan reerku sidan isu dhaamin

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM