afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:24 pm | Posted by

DHAGAYSO: C.Rashid Xidig oo Jawaab culus udiray Pro Dalxa kana hadlay Xaalada Jubooyinka

Pro Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay ka baxday gacanta dowlada Soomaaliya, gudoonka barlamaankana uu ka dalbaday madaxweyne Xasan Sh in arintaas uu si deg deg ah kaga hadlo.

Hase ahaatee C/Rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa si adag usheegay in Xildhibaan Dalxa uu ka been sheegay gudonka barlamaanka.

RIIX Halkan si aad Waraysiga udhagaysato

 

Waxaa uu sheegay in Kismaayo ay tahay magaalo Soomaaliyeed, ayna gacanta ku hayaan masuuliyiin Soomaali ah oo la yaqaan.

Xildhibaanka mar la weydiiyay in qaab qabiil ahaan ama xulufo ahaan uu utaageerayo maamulka ka jira Kismaayo ayuu sheegay inaysan taas arintu ahayn.

Sidoo kale waxaa uu ka jawaabay Su’aalo la xariira in cida iska leh maamul usamaynta Jubooyinka, waxa ay tahay doorka dowlada ee Jubooyinka, iyo sababaha Kenya loogu eedeynayo in Jubooyinka ay iyada sida ay doonto ka yeesho.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “DHAGAYSO: C.Rashid Xidig oo Jawaab culus udiray Pro Dalxa kana hadlay Xaalada Jubooyinka”

  1. musdaf
    November 12, 2012 - 3:34 pm

    magacaagu hajiro xildhibaan joog oo jir waligaa waan kugarab taagan nahay hadaan nahay beesha daarood

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM