afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:14 am | Posted by

Taliska Ciidamada Booliska oo Sheegey Inay Wax Ka Qabteen Amaanka

Taliyaha hay’ada dambi baarisata ahna afhayeenka ciidanka police-ka  Soomaaliya Gen.C/lahi Xassan Bariise  ayaa ka war bixiyey howlo baaritaano ah oo maalmihii dambe ka wadeen Magaalada Muqdisho kuwaa soo lagu xaqiijinayey amaanka magaalada muqdisho,wuxuuna tilmaamay in ay ka hor tageen falal lidi ku ah dhinaca amaanka .

Sidoo kale taliyaha waxaa uu xusay in ay ciidanka police-ka ay joogaan dhamaan isgoysyada magaalada qaarna ay si caadi ah u dagan yihiin sababtuna ay tahay sugida amaanka,  how shaasna ay si wada jir ah u qabanayaan ciidanka  police-ka iyo kuwa nabad sugida.

In kastoo saraakiisha amaanka ay ku cel celiyaan in ay sugayaan amaanka magaalada hadana waxaa dhaca falal isugu jira dilal qorsheysan iyo qaraxyo ka soo muujinaya in uu dayacan yahay amaanka magaalada.

Gen.Bariise ayaa isagoo la hadlay kulmiye u sheegay inay soo qabteen askarigii  shalay  xarunta CID-da horteeda ku dilay saddex qof oo mid habeenay  ay tahay.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM