DAAWO+SAWIRO;-Mesii Oo Jebiyay Recordkii Pele Uu Dhigay 1972-Dii
Arjentina Xidigeeda Messi ayaa jebiyay rikoorkii uu dhigay Laacinkii caanka ahaa eeĀ Pele Taas ayaa Naqatay Mid Lagu dhawaaqay ka dib Markii Goal dhaliyaha Barcelona uu dhaliyay 76 Goals Sanadkan
Messi ayaa Laba Goal dhaliyay kulanki Mallorca ay kaga Adkaadeen 4-2 da taasoo ka dhigan Sanadka 2012 inuu dhaliyay 76 Goals isagoo Sagaal ka dambeeya Xidga Germany Gerd Muller kaasoo ah Ninka ugu sareeya Mar Walba.
Sanadkii ugu Fiicnaa Pele ayuu dhaliyay 75 Goals Santos iyo Brazil 1972
Macalinka Barca Tito Vilanova ayaa yiri waan ku faraxsanahay Messi inuu jebiyay Record yaalay muddo 40-sanno ah



