afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:21 am | Posted by

War deg deg ah: Xukuumada R/wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid ) oo la ansixiyay.

Xildhibaanada Soomaaliya ayaa waxa ay ansixiyeen xukuumada Soomaaliya kadib markii lasoo jediyay in maanta codka loo qaado.

R/wasaaraha iyo xukuumadiisa ayaa maanta khudbado kahor jeediyay baarlamaanka waxaana kadib llesku raacay in cod loo qaado iyada oo inta akadib laguda galau cod uqadista xukuumada

Waraka hor dhaca ah ayaa sheegaya in 219 mudane ay codka siiyeen halka sedax xildhibaan ay diiday sedax kalana ay ka aamustay

Cod uqaadida xukuumada ma aheyn mid lasii shaaciyay hasa yeeshee waxa uu imaanayaa xilli beesha Murusade oo kamid aheyd beelaha diidan qaabka xukuumada lagu soo xulay madaxweynuhu xalay uu ku qanciyay jagooyin muhiim ah uu siinay.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM