War Deg Deg Xukuumadii oo La Ansixiyey
mudanayaasha golaha shacbiga soomaaliyeen ayaa goor dhawayd ansixiyay xukuumadii cusbayd ee soomaaliya
R wasaaraha iyo xukuumadiisa ayaa maanta khudbado kahor jeediyay baarlamaanka waxaana kadib llesku raacay in cod loo qaado iyada oo inta akadib laguda galau cod uqadista xukuumada
Waraka hor dhaca ah ayaa sheegaya in 219 mudane ay codka siiyeen halka sedax xildhibaan ay diiday sedax kalana ay ka aamustay
wixii warar ah ee kasoo cusboonaada ansixinta maanta la ansixiyay xukuumada ra iisal wasaare saacid kala soco shabakada wararka ee afbakayle online