DAAWO SAWIRADA: Booliska Muqdisho oo soo bandhigay Wiil ay toogasho ku dileen
Taliska nabad sugida ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay Meydka Wiil dhalinyaro ah oo ay toogasho ku dileen kaas oo ay ku tilmaameen inuu dilal ka gaysan jiray degmada Kaaraan.
Taliyaha Ciidammada Booliiska gobolka Banaadir General Axmed Xasan Maalin ayaa Wariyaasha usheegay in Wiilkan dhalinayarada ah uu katirsanaa kooxda Shabaab uuna dilal ka gaysan jiray degmadaas Kaaraan ayna toogasho ku dileen ciidamada dowlada.
DAAWO SAWIRADA




