afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:17 am | Posted by

Ha moogaan Shirweynaha Beesha Ugaadhyahan guddo iyo Debed.

Waxaaa la ogeysiinayaa dhamaan beesha Ugaadhyahan Gudo iyo Dibad inay ka soo qayb galaan shir ay beeshu leedahay oo dhici doona maalinta Arbacada Nov,14 2012.

 

Shirkan o ah nooca Teleconference ka loo yaqaan ayay beshu kaga tashaynasaa xaaladaha  ka soo kordhay deegaanada beeshu degto.

 

Waxaa la isla garatay in jaaliyad waliba ay kala xidhiidho numberka telephoneka gudiyadooda hoose.

 

Saacaduhu waa sidan Eastern Time 11:30 am , sidoo kale Somaliyana ah 7:30 fiidnimo, Lodon 4:30.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM