afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:08 pm | Posted by ducaale

madax wayne Abdi Qaasim kuyee Fosiya waa Shaqsi aan Sal iyo Baar ku lahayn Wadaniyadda

madax waynihii  hore ee dowladii carta  lagu soo dhisay DR abdi qaasim salaad xasan ayaa

ku eedeeyay foosiya  yuusuf inaysan ahayn QOF lagu aamini karo xilka loo dhiibay ee ah ra iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka arimaha dibbada ee somaliya madax waynihii hore  ayaa sheegay inaysan  ahayn wax haboon in xil cayn kaas oo kala ah loo dhiibo qof aan wadaniyad lahayn oo u ololaynaya kala goynta somaliya

wuxuu intaasi raaciyay abdiqaasim inaysan wadaniyad iyo somalinimo lahayn labada masuul ee dalka ugu sareeya maadaama  ay foosiya xilkaas u dhiibeen, foosiya xaaji ayaa ah qof  ay aad ugu waynatahay Qadiyada ay aamin san yihiin Reer Burco Iyo Reer Hargaysa taasoo ah in la kala gooyo somali ,

waxayna inimka soo ifbaxaya ina masuuliyiinta dowladu aysan kala jeclayn in soomaaliya mid ahaato iyo in kale  hadalkan kasoo yeedhay madax waynihii hore ee somaliya ayaa kusoo aadaya iyadoo ay soo baxayeen,

wararka sheegaya in Madax wayne Xasan Shiikh Maxamuud uusan Dan iyo Heelo ka lahayn Midnimada Somaliya oo uu ka Door  Bidayo Dano Qoys taasina ay ku riixayaan xisbiga uu talada kaqaatoEe  Dhiiga Cusub

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “madax wayne Abdi Qaasim kuyee Fosiya waa Shaqsi aan Sal iyo Baar ku lahayn Wadaniyadda”

  1. muna
    November 15, 2012 - 10:54 pm

    warya ilahay yaqano okalaay islaanta hadey aaminsan tahay inlakala gooyo soomaliya xaa xilka logu dhiibay wuxu maxay ahayeen madaxweyne kushega iyo qofkan daba tagano la saacideynayo soomaliya wa hal mana kala go ayso mana kala gu i karto rag iyo dumarba usohalgamay iney soomaliya kunolaato nolol xor ah dhiigodana uso daadatay mana ahan labadan nino madaxa ku jarista qaabka daran iney sas waxyeelan soomaaliya inlakala gooyey aaminsan tahay kulaha ilmaheda hahaysato eedo macaan hadayba sas tahay kuwana labo shariif waxbo kama duwana adunkaba wixi soomaliya hakala go,do dhahan ogunecbahaye acuudu bilaah

    Reply
  2. geelea
    November 16, 2012 - 2:06 pm

    soomaaliyi waxay ka adagtahay inay ku celceliyaan soomali waa mid soomaali waa mid soomaali waa mid somaali ha is raacdo makala kala goi karto waxaan idinleeyahay riyo ayaad ku jirtaan soomaliweyn waxladhaho oo soo noolaanayaa majiro ee waxay dhimatay somaliwayn 1977
    markaa ama riyadaas ku dhinta ama dantiina raacda daadbaa idiin soo galay oo waad qudhunteen caalamka oo dhamina waa idin ogaaday anakana waad na ceebayseen maadama oo aan isku midab egnahay isku luqadna aan ku hadalo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM