afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:11 pm | Posted by

Dhaq Dhaqaaq Ciidan Oo Laga Dareemayo Demada Xudun Ee Gobolka Sool.

Wararka Nagsoogaadhaya Magaalada Xudun Ee Gobolka Sool ayaa Sheegaya Halkaasi uu kajiro Dhaqdhaaq ciidan Oo ay halkaasi Kawadaan ciidamada Maamulka Khaatumo Iyo Ciimada maamulka SNM ee Halkaasi Duulanka Ku Qaaday.

Wariyaha Shabakada Wararka Afbakayle Oo kusugan magaalada Xudun Oo aan khadka Talefoonka Kuwaraysanaya Ayaa Noosheegay in Xaalada Magaalada Xudun ay Aad ukaacnatahay Lanaga Baqayo in halkaasi uu dagaal Kharaar uu kabilowdo Kaas oo u dhaxeeya Dadka Degaanka iyo ciidamada Dhawaan kusoo duulay Degmaxa Xudun Ee maamulak Siilaanyo.

Dhawaana ayay Ahayd markii ay Ciidamada Maamulka siilaanyo ay Halkaasi kuqaadeen werar gaadmo ah,Halkaas Oo ay kasareen ciidamo ka jeedaa isla Deegaanka Xudun, Dagaalka Oo ay ciidamada Maamulka Siilanyo ay kala Kulmeen Cawaaqib xumo.

Dhaqdhaqaaqan Ciidan Ayaa imanaya Kadib Markii Ay Dadka Deeganka ay Go,aan Sadeen inay iska difaacan Ciidamada Jahwareersan Ee duulanka Qaawan kusoo Day Dhulkood, Shacabka Kudhaqan Magaalada Xudun ayaa Sheegay inay ka go,an inay iska difaacayaan Weerarka Bahalmida ah ee ay kusoo Qaadeen Maleeshiyada Somaliland.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

6 Comments for “Dhaq Dhaqaaq Ciidan Oo Laga Dareemayo Demada Xudun Ee Gobolka Sool.”

  1. xogogal
    November 16, 2012 - 1:30 pm

    asc waxaan filayaa waxaa lasoo gadhey aar goo sigii laga aar goosan lahaa reer nugaaleedka mahadii uu dhamaday aargoosigii hawd markaa dad ka waxkale ayaa loo shegayaa lakin arfinku waa dagaal uun hadhaco si dad udhintaan ileyn waa la ogyhy in aan ictiraaf kujirin xudun eh markaa waxaan dhihi lahaa reer xudun hays dhiibaan waa yo waxay dhihi jireen nugaasha malaha geed aan ku gabano markaa isdhiiba si ayadan u dhiman ileyn majiro geed aad ku gabataane

    Reply
  2. M.H.Buraleh
    November 16, 2012 - 2:11 pm

    Duulaanka Xuddun waxaa SNM ku tijaabinayso bal sida Khaatumo ay uga dhabtahay inay midowdey,naf iyo maal isku midtahay,isu gurmanayso,isku calaf,cudud,iyo caqli tahay. SNM iyada oo u kala socota Habar Habar bay Xamar ku sii qulqulaysaa,dhanka kale waxaa yaab,amakaag iyo damiir xumo ah in weli Horgal ku sii negyahay meel lagu kala tegey. Ruux kasta oo damiir lah Dibed iyo Gudo waa inay difaaca,xoraynta iyo horumarinta degaanka Khaatum si waafi ah oo dhab uga qayb qaataan. Waa figtii ugu dembeysey SNM iyo Horga idinka Eebbe.

    Reply
  3. fadumo khatumo
    November 16, 2012 - 3:34 pm

    war ascm marka hore walalyal wan idin salamay salakadib horana waan usheegay hotra xudun hayno danbaysee waxa n weydiiyey afbakayle hadakahor wan ka shakisanahay walal wayabe ma dhex dhexaad bad tahay mise qoladsad la jirtaa ma fahmin waxan weydiinaya dhulbahante hotra in magacaba la bedelo baa fiican wayo karamadii magaca lahan jiray waad jisheen ok marka qolada aad leedihiin snm weligood wax sidaad wax usheegtaan wax usheegaya maad aragateen taas hada waxan u arkaaaa diniin digis loo digayo waxay ka dhigantahay saxib wan kugu so soconaye diyar garoooow iyadonayba wayany warkaga oo shaydaan dhlbahanteba doorsaday hadana waxa mushkilada xamarkusocodkooda iyo belbeshooda waxaas intaad kabaxdaan maad idinkoo afkiina haysta dalkiina difacatan waar aniga dhulbahante ba wan ka shakiyey acudu bilahi mina shaydani rajiim waar ilahay haydiinn sahlo haydin aruuriyo wayo xagee lagu arkay nin cadawgiisi usii digaya
    dabed wadadii uu usheegay inuu marayo buu maraya isagoo maqiiqan saa la dhigaya subxanalaah ilaah bad leedihiin xamar haday adan sawlama rabo inay adan ma dhibaa daya sodhoweeya wayo wasida la rabo xata wasiradayadii agasime wax kasta wan uga tana sulay si ay ugu soo hoobtaan hal hal inshalahu wabilahi tawfiiq

    Reply
  4. ilka case
    November 16, 2012 - 4:45 pm

    asc reer khaatumo meelfican ayey ino marisa insha alh waxan rajeynayna dhamaanten inaanu jabino snm tuugta dulanka dagaalkuna hasocdo waxa ino tala ah reer khaatumo hala tageero maamulkena hiil iyo awood ugu deqno

    Reply
  5. duriyad darood
    November 16, 2012 - 7:21 pm

    acs war heer khatumo faan wadkii galay baa idin kasoo haree is difaca idinkoo amusan ilamaderayaaal idoor sidii la arki jiray meel ku ogadaa

    Reply
  6. garnayl qabow
    November 17, 2012 - 12:31 pm

    M.H. buraale imisaad bixisaa lacag bishii raga kacay ee aanu shilin ku hadhin baad ku jirta kkkkkkkkkkkkkkkkkk maad iska shaqaysatid

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM