afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:46 am | Posted by

Ogaysiis Kusocda Dhamaan Beesha Ugaadhyahan Meelkasta Ay Joogaan Inay kasoo Qaybgalaan Shir teleconference ah Oo dhicidoona Sabtida

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan besha Ugaadhyahan meel ay Joogaanba

aduunyada dacaladeeda inay ka soo qaybgalaan shirweyne teleconference ah

oo dhici doona maalinta Sabtida ah ee Nov.17,2012.

Shirweynahakan oo lagu kulmayo hawada ayaa waxaa ka soo qayb gelidoona
Cuqaal,aqoonyahan,Odayaal,Haween,Dhalinyaro iyo dhamaan qaybaha bulshada
Qurbajoog iyo iyo daljoogba,hamoogaanin shirkan oo muhiimad badan u leh
dhanaan dadweynaha beesha.

Wixii faah faahin ah ee intaasi dheer waxaad kala xidhiidhaa Numberda hoos
ku qoran

Xidhiidhka

206-330-4599
206-387-1707
614-596-4615
647-703-2040
206-805-9320
614-822-0008
206-349-8618
612-702-8497
Xiliga shirka

New York Time 12 duhurnimo
Minneapolis Time 11 subxnimo
Seattle Time 9 subxnimo
London Time 5 galabnimo
Oslo Time 6 galabnimo
Somaliya Time 8 fiidnimo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM